• Home
  • About Ardaaga
    • Our Team
  • Our Work
    • Civic Engagement & Democratic Participation
    • Research & Policy Advocacy
    • Leadership Development & Capacity Building
    • Cultural Heritage Preservation & Integration
  • Publications
  • Insights
  • Contact

We Build Building and Great Constructive Homes.

We successfully cope with tasks of varying complexity, provide long-term guarantees and regularly master new technologies.

Got a project in mind?

Let's Talk
  • Sharing Ideas - Empowering People
  • Impact
  • Contact
Ardaaga Logo
  • Our Location Kismayo - Somalia
  • Send Us Mail [email protected]
reach us
  • Home
  • About Ardaaga
    • Our Team
  • Our Work
    • Civic Engagement & Democratic Participation
    • Research & Policy Advocacy
    • Leadership Development & Capacity Building
    • Cultural Heritage Preservation & Integration
  • Publications
  • Insights
  • Contact

Qiimeynta Waxbarashada Jubaland

Ardaaga > News & Media > Monthly Programs > Qiimeynta Waxbarashada Jubaland
by ardaaga
January 30, 2025
Monthly Programs

Xarunta Ardaaga โ€“ 30 Janaayo 2025

Maanta waxaa xarunta ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ lagu qabtay kulan lagu falanqeeyay xaaladda guud ee waxbarashada Jubaland. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ, wuxuu isu keenay xubno muhiim ah oo ka tirsan bahda waxbarashada, oo ay ka mid yihiin ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ผ, ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐˜†๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป:

โ€ข Qiimaynta xaaladda waxbarashada tan iyo dowlad-dhiskii 2012.

โ€ข Caqabadaha haysta waxbarashada sare, dugsiyada iyo dugsiyada farsamada gacanta (TVETs).

โ€ข Fursadaha horumarineed ee la heli karo.

โ€ข Xalka iyo talooyin lagu horumarin karo waxbarashada Jubaland.

๐—ซ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป:

Kulankan laguma casuumin Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubaland, maadaama ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ay qorsheyneyso kulan gaar ah oo Wasaaradda Waxbarashada lagula wadaagi doono xogta kulankan ka soo baxday.

Shirkaasi waxaa diiradda lagu saari doonaa oo suโ€™aalo toos ah lagu weydiin doonaa Wasaaradda waxbarashada, islamarkaana loo soo bandhigi doonaa xogta iyo talooyinka laga uruuriyey kulankan.

Intii uu kulanka socday, waxaa la isla falanqeeyay arrimo muhiim ah sida:

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ (๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ): Sida ardayda loogu diyaariyo heerka jaamacadda, Tayada waxbarashada sare iyo sida ay ula jaanqaadi karto heerarka caalamiga ah, Iyo kaalinta dowladda ee horumarinta waxbarashada sare.

๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ: Hubinta in mashaariicaha waxbarasho si sax ah loo hirgeliyay, caqabadaha dhaqaale ee ardayda saameeya, Tayada macallimiinta iyo sida loo hagaajin karaa.

๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ (๐—ง๐—ฉ๐—˜๐—ง๐˜€): Hirgalinta dugsiyada TVETs, Sida loo horumarin karo xirfadaha farsamada ee lagu barto dugsiyada TVETs, Xirfadaha aadka loogu baahan yahay ee suuqa shaqada.

๐—š๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ:

Kulankan wuxuu noqday mid miro dhal ah oo la isku weydaarsaday fikrado muhiim ah, iyadoo dhammaan ka qeybgalayaashu muujiyeen dadaalkooda iyo sida ay uga goโ€™an tahay horumarinta waxbarashada.

๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ waxa uu qorsheynayaa kulan gaar ah oo ay la yeelan doonto Wasaaradda Waxbarashada si xogtan loola wadaago.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Strengthening Partnerships for Lasting Peace
  • Empowering Public Engagement Through Advanced Digital Media Training
  • Soomaaliya: 20 Sano oo Doorashooyin Dadban Kadib, Rajada Nidaamka Doorasho Qof iyo Cod.
  • Qiimeynta Waxbarashada Jubaland
  • The Types and Role of Intellectuals

Recent Comments

No comments to show.

Archives

  • February 2025
  • January 2025
  • July 2024
  • June 2024
  • May 2024
  • April 2024
  • February 2024
  • November 2023
  • September 2023
  • July 2023
  • June 2023
  • May 2023
  • February 2023
  • November 2022
  • September 2022
  • August 2022
  • June 2022
  • May 2022
  • April 2022
  • March 2022
  • January 2022

Categories

  • Monthly Programs
  • Partnerships
  • Town Hall Meeting
  • Training & Workshops
  • Uncategorized
Ardaaga Logo White

SUBSCRIBE OUR NEWSLETTER FOR LATEST UPDATES

About ardaaga

title-image

At Ardaaga, our mission is clear: to strengthen democracy in Somalia through active civic engagement and dedicated research.

Facebook-f Twitter Instagram

USEFUL LINKS

title-image
  • About Us
  • Our Programs
  • Our Team

CONTACT US

title-image
  • +252 906 112 449
  • [email protected]
  • Marines Village, Kismayo - Somalia

POPULAR POSTS

title-image
  • February 27, 2025
Strengthening Partnerships for...
Read More
  • February 25, 2025
Empowering Public Engagement...
Read More

ยฉ 2025 | All Right Reserved by Ardaaga