• Home
  • About Ardaaga
    • Our Team
  • Our Work
    • Civic Engagement & Democratic Participation
    • Research & Policy Advocacy
    • Leadership Development & Capacity Building
    • Cultural Heritage Preservation & Integration
  • Publications
  • Insights
  • Contact

We Build Building and Great Constructive Homes.

We successfully cope with tasks of varying complexity, provide long-term guarantees and regularly master new technologies.

Got a project in mind?

Let's Talk
  • Sharing Ideas - Empowering People
  • Impact
  • Contact
Ardaaga Logo
  • Our Location Kismayo - Somalia
  • Send Us Mail info@ardaaga.org
our profile
  • Home
  • About Ardaaga
    • Our Team
  • Our Work
    • Civic Engagement & Democratic Participation
    • Research & Policy Advocacy
    • Leadership Development & Capacity Building
    • Cultural Heritage Preservation & Integration
  • Publications
  • Insights
  • Contact

Soomaaliya: 20 Sano oo Doorashooyin Dadban Kadib, Rajada Nidaamka Doorasho Qof iyo Cod.

Ardaaga > News & Media > Monthly Programs > Soomaaliya: 20 Sano oo Doorashooyin Dadban Kadib, Rajada Nidaamka Doorasho Qof iyo Cod.
by ardaaga
February 22, 2025
Monthly Programs

20 Sano oo Doorashooyin Dadban ah Kaddib: Suurtagal Ma Tahay in Soomaaliya Laga Hirgeliyo Nidaamka Doorasho Qof iyo Cod ah?

Waxaa maanta ka dhacay ArdaagaSpace dood muhiim ah oo laga falanqeeyay su’aasha ah: “Kadib 20 sano oo doorashooyin dadban ah, ma suurtagal baa in Soomaaliya laga hirgeliyo nidaamka doorasho qof iyo cod ah?”

Aqoonyahanno kala duwan oo ka soo jeeda dhinacyo badan oo siyaasadeed iyo bulsho ayaa ka qeybgalay, waxayna si qoto dheer uga wada hadleen suurtagalnimada iyo caqabadaha horyaala hirgelinta nidaam doorasho qof iyo cod ah. Doodda ayaa sidoo kale lagu gorfay caqabadaha amni, dhaqaale, iyo wacyiga bulshada ee la xiriira nidaamka cusub.

Mid ka mid ah ka qeybgalayaasha ayaa xoogga saaray amniga dalka, isagoo sheegay in xoreynta dalka ay muhiim u tahay hirgelinta nidaamka doorasho qof iyo cod ah. Waxa uu sidoo kale tilmaamay in tirakoobka dadka iyo dhammeystirka awoodda amni ee dalka ay yihiin qodobo muhiim u ah horumarka iyo siyaasadda mustaqbalka.

Waxaa la iftiimiyay in wadar-ogolaanshaha ay muhiim tahay si loo xaqiijiyo nidaam doorasho oo qof iyo cod ah, iyadoo lala heshiinayo dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka. Tani waxay noqon kartaa tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo isku xirnaanta siyaasadeed iyo bulsho ee dalka.

Natiijooyinka doodda waxay iftiimiyeen fursadaha iyo caqabadaha jira, iyadoo la soo jeediyay talooyin muhiim ah oo lagu xoojin karo geeddi-socodka dimuqraadiyadda Soomaaliya.

Soomaaliya waxay u baahan tahay in la helo wada-shaqeyn dhexmarta dowladda, bulshada rayidka ah iyo beesha caalamka si loo xaqiijiyo nidaam doorasho oo qof iyo cod ah oo hufann, ayaa ay ku soo gebogabowday doodda.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Celebrating World Environment Day: A Collective Stand Against Plastic Pollution in Jubaland
  • Strengthening Partnerships for Lasting Peace
  • Empowering Public Engagement Through Advanced Digital Media Training
  • Soomaaliya: 20 Sano oo Doorashooyin Dadban Kadib, Rajada Nidaamka Doorasho Qof iyo Cod.
  • Qiimeynta Waxbarashada Jubaland

Recent Comments

No comments to show.

Archives

  • June 2025
  • February 2025
  • January 2025
  • July 2024
  • June 2024
  • May 2024
  • April 2024
  • February 2024
  • November 2023
  • September 2023
  • July 2023
  • June 2023
  • May 2023
  • February 2023
  • November 2022
  • September 2022
  • August 2022
  • June 2022
  • May 2022
  • April 2022
  • March 2022
  • January 2022

Categories

  • Monthly Programs
  • Partnerships
  • Town Hall Meeting
  • Training & Workshops
  • Uncategorized
Ardaaga Logo White

SUBSCRIBE OUR NEWSLETTER FOR LATEST UPDATES

About ardaaga

title-image

At Ardaaga, our mission is clear: to strengthen democracy in Somalia through active civic engagement and dedicated research.

Facebook-f Twitter Instagram

USEFUL LINKS

title-image
  • About Us
  • Our Programs
  • Our Team

CONTACT US

title-image
  • +252 906 112 449
  • info@ardaaga.org
  • Marines Village, Kismayo - Somalia

POPULAR POSTS

title-image
  • June 5, 2025
Celebrating World Environment...
Read More
  • February 27, 2025
Strengthening Partnerships for...
Read More

© 2025 | All Right Reserved by Ardaaga